Axmed Siilaanyo Oo Wajiga iyo Indhaha Wax Laga Shubay Maruu Kaqaybgalayay Xaflad Sanadguurada Booliska Somaliland

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=E2KiKUIXlpA#!

Wajiyada Dhabta ee Wasiirada xilka Looga kala Qaaday iyo Hadaladoodii

Wasiirka cusub ee dib u dejinta Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye), ayaa maanta shaaciyey inuu wali yahay Hogaamiyaha Kooxdii Somaliland diidka ahayd ee SSC, kaas oo ku dooday inuu labada xilba isku hayo. Continue reading →

Video Kahadlaya Musuqmaasuqa Baahsan ee Lagu Eedeeyay Madaxda Dawlada Kumeel gaadhka Somaliya

Suldaanka Guud ee Beesha Habar Cafaan Oo Shir Jaraaid Qabtay

Wareysi oo bixiyay pro. Axmed Ismaaciil oo Kaga Hadlay Arimo Badan

Kooxda Baadhista Qaramada Midoobay Oo Ku Eedeysay Madaxda Ugu Sarreysa Dowladda KMG ee Somaliya Lunsi-hanti-qaran

 

 

 

Kooxda baadhista (Monitoring Group) oo ay golaha amaanka ee  qaramada  Midoobay u xilsaartay baarista qaabka loo maamulay dhaqaalaha soo gala dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa warbixin hordhac ah oo laga helay ku eedesay madaxda sare ee dowladda Soomaaliya inay lunsadeen hanti gaareysa 131-milyan oo doollar.

Continue reading →

Safaaradda Britain Ee Magaalada Addis Ababa Oo Fiisadii Dal-ku Galka Britain U Diiday Wasiirka Madaxtooyada Oo Waraaqo Foojari Ah Lagu Qabtay Mar Hore Iyo Xogo Hore Looga Dhigay

War hadda naga soo gaadhay magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis ababa ayaa noo xaqiijiyey in Safaaradda Britain ay ku leedahay magaalada Addis ababa ay diiday Codsi Fiiso oo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xasan u gudbiyey shallay ka dib markii lagu qabtay Baasaboor foojari British ah oo Wasiirku hore u isticmaali jiray kaasi oo magac kale ku xardhana. Continue reading →

Ciidamadda La-dagaalanka Argagixisada ee RRU-da oo Saqdhexe Galalafay Guri ku yaala Hargeysa, Xabsigana Dhigay Seddex Qof oo Rayid ah

Ciidamadda La-dagaalanka Argagixisada ee RRU iyo SPU –da ayaa Habeen hore saqdii dhexe Udaatay Guriga Xasan Aw Libaax oo ka soo horjeeda Saldhiga Ibraahim Koodbuur ee Xaafadda Ganad, waxaanay kala baxeen sadex qof, halka ay Jajabiyeen Agab Badan oo Gurigaasi yaalay. Continue reading →