Waxa cad oo marag ma doonto ah in shaqsiga qora shabakada naxliga, dumarcayga, iyo warxumotashiilka ee difaaci jiray Dahir Rayale ay ahayd mid anshaxa saxaafada iyo dadnimada umada soomaalida mid ka baxsan. Waxyaalaha ninkaa wayn ee 70jirka aakhiro licibka taagan kasoo baxaya waa wax laga xishoodo ee magaciisa ku sheega Axmed Aw Farax oo runtii la yidhaahdo Khaliif. Khaliif wuxuu wadanka Marayka yimid isagoo 40 jir ah sanadihii 1980s or late 1970s; Halkaa oo uu markiiba noqday “Taxi Driver for life”Khalif Awfarax ama Shaydan Awfarax wuxuu ku caanbaxay caynda tolka isagoo marnaba difaacin qadiyad ama dariiqad toosan oo u dan ah jufada uu sheegto ama beelwaynta Gadabursi guud ahaan. Taasina waxay ku tusaysaa ducfinimada uu ilaahay u abuuray shaqsigan oo wax caqli ama cimri ah oo u hadhay ayna jirin.

Waa musqusha beelaha galbeedka Somaliland oo runtii uu ku noqday foolxumo kuudada oo qalin loo dhiibay.

Qoraalo aanan nu garanayn inay run yihiin iyo in kale ayaa naga soo gaadha shaqsiyaad badan oo runtii soo qora waxyaalo aanu halkan kusoo bandhigi karayn laakiin aad ka shikiyi kartid markaad u fiirsatid waxa laga sheego iyo waxa afkiisa kasoo baxa.

Waa maxay ujeedada iyo goalka Shaydan Awfarax rabo inuu gaadho:

Shaydan Awfarax ma’aha nin goal leh waa nin qayrkii ka hadhay oo ragii wakhtigiisa yimid waxa ka mid ah Maayer ku xigeenkii magaalada Washington D.C., iyo ragbadan oo loo baahnayn inaan halkan ku cadeeyo oo runtii naftooda iyo dadka ay matalaanba ku faanaan maanta.

Hadaba Goalka Shaydan waa O.68 Cents ay Google usoo dirto marka ay 1000 qof soo booqdaan bulaacadaa Harowo.Com.

Shaqsigan nolosha ka dhacay oo runtii ahayn shaqsi ay wax wanaagsani kusoo socdaan astaamaha lagu garto akhasu naaska ayuu ku sifoobay:

1-Ma’aha shaqsi hooyo iyo aabo soo korsadeen waa iskoris maqaaxi shidan jiray 1960s tuulada Ayshaca ee dalka Itoobiya kadin Quljeed usoo qaxay

2-Waligii kubkiisa wayso ma marin ama wajiga dhulka muu dhigin

3-Waligii xaas ma yeelan oo gabadh Soomaaliyeed ma guursan

4-Shaydan waa 70 jir asaasaqay oo marnaba laga yaabin inuu toobad keeno-sidaas ayuu ku haligmayaa

Afartaa astaamood oo ah daliilo cadaynaya heerka uu gaadhsiisan yahay shaqsiga liitaa ayaa qeexaysa in beelaha uu magacooda sheegtaa uu dilay sumcadoodii oo ay meesha ka kacaan oo ay samsyataan warbaahin ay waxkula qaybsadaan umada walaalahood ee Gadabursi iyo guud ahaan reer Somaliland.

Hadaba qoraalkaa maanta ay Quljeed qoreen ayaa cadaynaysa inay jiraan niman badan oo nasab ah oo qaadan kara hogaanka saxaafada beelaha Makaahiil oo uu Shaydaan gaadhsiiyey meel aad u hoosaysa iyagoo umadooda u hogaamin kara dariiq toosan oo u dan ah beelaha Samaron iyo reer Somaliland. Mucaarid iyo muxaafid waa kala qaybsanaan cad oo la fahmi karo laakiin dumar cay waxa iska leh kuwii jideeyey ee Shaydan hogaamiyo iyo kuwa sacabka u tuma una soo dira qoraalada qaar inkastoo inta badan uu isagu gacantiisa ku qoro.

Shaydan AwFarax jufo ma matalo wuxuu matalaa Google oo uu sentiyo ka helo – wuxuuna matalaa darajo liidata oo uu shacbiyad ku helo warxumotashiilka iyo cayda tolka markaa waa in lagu waajahaa “Talant iyo Vision” Karti iyo ujeedo cad ee ayaan lala tirsan.

Qof kasta oo raba inuu u jawaabo Shaydaan Awfarax haka fikiro qof aad taqaan ama qaraabo kuu ah oo ka mid ah shacabka uu sheegto ee sharafta iyo karaamada bulshada ku dhexle’ ayaanu ina indhotirin qashinka kasoo baxaya Khaliif.

Shaydaan waa ilduufka beelaha Somaliland oo shacabka fidmo ku dhex-abuura, waana calaamo laga dhigi rabay Dijaal la fircooneeyey oo laba indhood leh halkuu hal il ka yeelan lahaa.

Dhaliyarta ay ka midka yihiin Cabdale Sigad, Jawhar Qalinle, Maxamud Cabdilahi Rooble, Cabdirizaq Xamaal, Yaabarag haka fikiraan sidii ay sharafta dadkooda usoo ceshan lahaayeen oo ha buuxiyaan “Vacuumka” Mediyaha beelaha Makaahiil ee la jahwareeriyey. Karaamadu waxay ku jirtaa tartan xalaal ah oo aflagaado iyo warxumatashiil laga reebay sida khaliif oo kale ah.

MySomaliland.com

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s