Maxamed Cumar Hyne iyo Khaliif AwFarax waa laba shaqsi oo aan qolo matalin oo damiirlaawayaal ah nin xabsi ku jiraa ma telephone buu ku hadlaa barigii Rayale ee la xidhay waxa lagu xidhay nin qayrkii ah ayuu noloshiisa ka xumaa – Dahir Rayale wuu ka wayn yahay Hyene iyo Khaliifba hadana waa laba nin oo nolosha ka dhacay kolba ninkii meel dheer fuula ayuu xaasida Hyene ninka Khaliifna wuu u jiibiyaa. Waayi Hyena haduu yahay nin u dagaalama ujeedo waa laga arki lahaa ee waa nin u dagaalama hunguri iyo xaasidnimo uu u dhashay.

Labadan damiir laawe qolo ma matalaan waa laba shaqsi oo nolosha ka dhacay – Hyene cadho ayaa jidhka ka gashay waa xaasidnimada oday Khaliifna waa nin ciil ku nool oo qayrkii ka hadhay – waxay ahayd in ay la tartamaan nimanka ayka midka yihiin Suleiman Guleed, Dahir Rayale, Xaamud AwCali laakiin waa laba shaqsi oo nolosha ku khasaaray oo ka shaqeeya kala dilka tolka wax wanaag ah oo kasoo socdaana ma jiro sidaasi darteed waa quus fooqal quus xaasidnimo ku dhimanaya aakhirana waxa sugaysa xaasidka iyo xumaanta ay ka shaqeeyeen intii cimrigoodu jiray.

Cabdi Atoosh

 

 

 

Advertisement

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s